Artist: Maxamed BK
Lyrics of Artist: Maxamed BK
Lyrics of Artist: Maxamed BK
[Lyric] Jacaylka Dhibtiisa (Maxamed BK)
Dhaaxaan niyad meel u jeeda Jaleeco ka naawilaayay Dhaaxaan qalbigayga jeedal Ku jiidayay oo gubaayay Jikaar iyo weedhe dhiifle Dhaaxaan ku jalbeebinaayay Hayeeshee ruux jabkiisu Qardhaas u jixaasi waayay Jimiimica caashaq leeyay Wuxuu ka noqdaa juhuule Jalkii hore waa duruuse Ileen jano way dambaysay Haduun baan jaanta saartay Jidkii caashaqu...Learn MorerbMaxamed BK